Ciddillibaax

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Miro yicibeed oo markaa soo baxay. 2. Abuur meseggo ama galley oo markaa soo dhashay.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ciddillibaax

ciddillibaaxi | ciddillibaaxin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg