Ciillan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

1. Wax ciil hayo ahaansho. 2. ld cillan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ciillan

ciillanaad | ciillanaan | ciillanaansho | cillan | cillanaad | cillanaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg