Ciiro

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Midabka ciiryaamada; wixii kaloo midabkaas yeesha (habaas badan oo dabayli kiciso, qiiq iwm). 2. Boor ay dabayl kicisay.

Ciiro

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(c.cimi) Cuf saxarro yaryar oo boor ah, qiiq iwm kuwaas oo qariya gibilka ilaa iyo meel u dhaw dhulka dushiisa, taas oo keenta in uu yaraado araggu ilaa iyo 2 Km. meel ka hooseysa marka laga soo cabbiro dhulka dushiisa, laakiin 1 Km. ka hoos ciiradu kama jirto.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ciiro

baalfallaar | bayrac | carceero | ceeryaan | ciiraciiro | ciiraysan | ciirayso | ciiree |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg