cimilgal
(m.l)1. Dabin; laqdabo: dhagar. 2. ld cilmigelid.
cimilgal
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-alay, -ashay; geli)U c.: nafley si loo dago cimil ugu dhuumasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cimilgal ↴
cimilgelid [m.f.dh]
eeg cimilgal². ld cimilgal¹ (2).
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg