Cimilo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin m.l)Xaaladaha kala duwan ee jawi oo meeli leedahay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cimilo ↴
oomane | cilmi haweed | cilmiga cimilada | cimilada baddadhexe | cimilo-badeed | cimilo-badhaale | cimilo-buureed | cimilo-fidsan | cimilo-goboleed |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg