Cimilo-fidsan
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(juqr.) Cimilada gobol cimileed weyn, sida, cimilada tundara, ama bed kale oo weyn sida qaarad, si looga sooco cimilo kooban.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cimilo-fidsan ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg