ciniinnimo
(m.dh)

(daaw.) Awood la'an ninku u sameyn kari waayo galmo. ld caniinnimo, cinniinnimo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ciniinnimo

cinniinnimo [m.dh]
ld ciniinnimo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg