cirbadhiibso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)Iyadoo meel sare la tiigsanaayo faraha fooddooda ku istaagid. ld ciridhiibso.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cirbadhiibso ↴
cirbadhiibsasho [m.f.dh]
eeg cirbadhiibso. ld cirbadhiibsad, cirbadhiibsi, ciridhiibsad, ciridhi.
ciridhiibso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
ld cirbadhiibso.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg