cirfiid
(m.l)(caafaariid/-dyo, m.dh) Jin dhib badan. ld cifriid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cirfiid ↴
cafaariid [Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural]
eeg cirfiid.
cifriid [m.l]
ld cirfiid.
cirfiidad [m.dh]
Wiish silig koronto leh ku socda oo qararka iyo buuraha dhaadher la isaga tallaabo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg