cirguduud
(m.l)ld cirgaduud.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cirguduud ↴
mingelyo [Magac Dheddig | Noun Feminine]
1. Quraan la akhristo oo xirsi xir ah. 2. Labada cirguduudood. 3. Hantida ugu horreysa ee la siiyo gabar guur laga doonaayo aabeheed. ld mingeliyo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg