Ciribso
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)1. Cid, ciirsi weyddiisasho. 2. Qof, cid ka horreysa tiigsasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ciribso ↴
ciribsasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg