Ciridhiib
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Isku taagidda faraha lugaha iyaada oo cirbaha kor loo qaadaayo. ld cirbadhiib.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ciridhiib ↴
cirbadhiib | cirbadhiibsasho | cirbadhiibso | ciridhiibsad | ciridhiibsasho | ciridhiibsi | ciridhiibso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg