ciriirin
(m.dh)

ld ciriiryid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ciriirin

ibajiiqo [m.dh]
Yaraanta iyo ciriirinnimada uu yeesho caanamareenka naaska

cid [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
1. Cid biyo ku hafin. 2. Sanduuq, weel iwm oo buuxa, wax dheeraad ah ku ciriirin si uu u qaado.

ciriiryid [m.f.dh]
eeg ciriiri². ld cariirin, cariiryid, ciriirin.

doqosh [m.l]
Waddo yar oo aan toos ahayn, ciriirina ah oo guryo dhexdooda marta.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg