Cirridbaar
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)War ama xog lagu tuhmayo inuu wax ka ogyahay, qof si dadban u weyddiin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cirridbaar ↴
cirridbaarid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg