cirweyn
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax cirweyni ku sifoobay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cirweyn ↴
cirweynaan [m.f.dh]
eeg cirweyn. ld cirweynaansho, cirweyni.
cirweynaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld cirweynaan.
cirweyni [m.dh]
Awoodda nafley u leedahay in ay raashiin wax badan ka cunto. ld cirweynaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg