Cishe

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Habeenka intiisa hore; fiid. 2. (dii.) Shanta salaadood ee Islaanka faralka ku ah midda habeenki la tukado.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cishe


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg