citiqaadsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Qof diin, mabda'iwm aaminsan. ld ictiqaadsan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh citiqaadsan

ictiqaadsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld citiqaadsan. citiqaadsan

ictiqaadsanaan [m.dh]
ld citiqaadsanaan. citiqaadsanaan

ictiqaadsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld citiqaadsanaan. citiqaadsanaan

citiqaadsanaan [m.f.dh]
eeg citiqaadsan. ld citiqaadsanaansho, ictiqaadsanaan, icti-qaadsanaans.

citiqaadsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld citiqaadsa- naan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg