Ciyimidig

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Ciyi midig loo leexiyey si loogu daro masayda midigta ka jirta masaydii ciyiga laga qabtay, marka raarka la samaynayo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ciyimidig


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg