Colwade
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dayaal, m.l/dh)1. Qof garwadeen u ah col. 2. Qof colaad iyo xasilooni la'aanta jecel; fidnawale.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga colwade ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg