coobil
(m.l)

C. ah: orgi si dhaqsa ah aan u dareemin astamaha orgoodka rida.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh coobil

coobilnimo [m.dh]
Coobil ahaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg