Cooshad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

Guri ka sameysan qoryo iyo caws oo si ku meel gaar ah loogu noolaado ama wax loogu gato.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cooshad

coosh |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg