Cuddabbixi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Haweeney la furay inta ay cuddada dhammeysanayso masruufid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cuddabbixi

ciddabbixid | cuddabbixid | cuddabbixin | cuddabbixis | cuddabixis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg