Cudurdaar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)Sababta uu qof ka sheego waxa arrin ku kalliftay.
Cudurdaar
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)U c.: sababta arrin kalliftay sheegid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cudurdaar ↴
cudurdaarasho | cudurdaarid | cudurdaaro | macduur | marmarsiinyo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg