Cumuqcumuq

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-qyo, m.dh)

Hadal diidmo aan caddayni ku jirto.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cumuqcumuq

cumuqcumuqlee | cumuqcumuqleh | cumuqcumuqleyn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg