cumur
(m.dh)

C. ah: dhir aad isugu dhow oo aan la dhex mari karin; jiq. ld cumir.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cumur

cufnaan [m.dh]
Layiignimo; cumur.

cumeyri [m.l]
ld cumuri.

cumir [m.dh]
ld cumur.

cumuri [m.l] (-iyo, m.dh)
Maro dhuuban oo bul iyo xiddaayad leh oo haweenku dhexda ku xirtaan. ld cumeyri.

dhataq [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
Cod lagu muujiyo wax, wax aad cumur u ah, ku dhacaya.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg