Cunaabi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.l)

Kuul laga sameeyey xabagta maydiga oo la warshadeeyey oo dumarku qoorta ku xirtaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cunaabi


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg