Cunaqabatee
Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-teeyay, taysay)Ka c.: cid waxay u baahanayd u diidid (siiba xag dhaqaale). ld cunaqabo (2).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cunaqabatee ↴
cunaqabatayn | cunaqabo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg