Cunsii
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)1. Carruur cunto afka ugu gurid. 2. Cid cunno cunaysa maaweelin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cunsii ↴
cunsiin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg