Cunsurguuri

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Cid si dhibaato weyn oo haysa ay uga baxdo u curraafayn ama Eebbe u baryid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cunsurguuri

cunsurguurin | cunsurguuris |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg