Cunwaan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)

1. Magaca la siiyo buug, maqaal iwm oo tilmaamaya waxa uu ka hadlayo. 2. Meel cid waraaqaha loogu hagaajin karo. ld cinwaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cunwaan

cinwaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg