Cuq
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Muddo kooban oo ay digaagaddu ku fadhido ukumaha si ay u dillaacaan. 2. C. ah: digaag ku jirta muddadii fadhiga ee ay ukunta ku dillaacin lahayd. ld uq.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cuq ↴
uq | cuqaal | cuqdad | cuqdad | cuqdadayn | cuqdadee | cuqdadlow | cuqdi | cuqdo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg