Curan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Xirmidda sanka neeftu ku xiranto, duray, sanboor iwm awgood.
Curan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rmay, -rantay; -rmi)Wax neeftu ku xirantay noqosho (san).
Curan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Wax neeftu ku xirantay ahaansho (san).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga curan ↴
qaan | ugub | ugub | boojaal | ceesaan | curmid | curnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg