Curo
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-rtay, -ratay)1. Dad ama xoolo ilmihii ugu horreeyey dhalid. 2. Cir, di'id billaabid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga curo ↴
curasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg