Curraaf
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-fyo, m.dh)1. Xiddigaha ka faalliga; xiddigiye. 2. Qof faalka yaqaan. ld curraf, curraafiye.
Curraaf
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-fo, m.l)Neef ido ah dheddig oo laf yar.
Curraaf
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)Cid sixrid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga curraaf ↴
cunsurguuri | curraafee | curraafeyn | curraafi | curraafid | curraafin | curraafis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg