Cusayb

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Wax jiritaankiisu markaa ugu horreyso. 2. Waxaan weli la isticmaalin. 3. ld cusbaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cusayb

ugub | carjab | carjab | carjebi | cusbaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg