Cusboonee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-neeyay, -naysay)Wax, wax cusub ka dhigid. ld cusboonaysii.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cusboonee ↴
cusboonayn | cusboonaysii |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg