Cuun

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Meel dhir badan oo jiq ah. 2. Dab, webi, bad iwm agtooda.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cuun

maacuun | daacuun | daacuun | daacuun-calooleed | daacuuncaloolo | arbucuun | arbucuun | arbucuunaan | arbucuunaansho | arbucuunan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg