Daac

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Qabatoon; macaluul; diihaal. qabatoon, macaluul, diihaal

Daac

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)

1. (f.g) Neef caloosha ka timaadda oo dhawaaq leh, afka ka sii deyn. 2. (f.mg) Nafley caatoobid. ld daaco². daaco

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daac

caadbax | daacad | daacadnimo | daacadxumo | daacaqurmid | daacaqurun | daacaqurun | daacasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg