Daaco
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)1. Neef dhawaaq leh, caloosha ka timaadda oo afka ka soo baxda. 2. Dhul godan oo aan dhir lahayn.
Daaco
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-cday, -catay)ld daac². daac
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daaco ↴
daac | idaaco | xagaldaaco | araxdaaco | dhabar-daaco |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg