Daafi

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Nooc ka mid ah badarka oo aad u yaryar, canjeeladana laga sameeyo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daafi

daafac | daaficid | daafid | eedbax | xadaafiir | aarbax | dhici | difaac | difaacid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg