Daafac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld daaficid. daaficid

Daafac

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday; -fici)

Wax iska celin ama cid kale ka celin. ld difaac². difaac

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daafac

raacdarreeb | daafacaad | daaficid | eedbax | ul | xab | difaac | isdaafac |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg