Daafkaddeeg

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

1. D. ah: qof xoolo lahaa oo cayroobay. 2. ld daafkaddeegid.

Daafkaddeeg

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Cayroobid qof xoolo lahaa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daafkaddeeg

daafkaddeegid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg