Daahir
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. (dii.) Aan najaso lahayn; nadiif. 2. Sida muuqata ama muqaalka guud.
Daahir
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)(dii.) Soo ifbixid; soo bixid. Tus. “Nebi Maxamed (s.c.s) wuxuu soo daahiray muddo laga joogo 14 qarni iyo hodhodho”.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daahir ↴
daahiri | daahirid | daahirin | daahirnimo | daahiro | nijaas |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg