Daahiyad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Dhibaato waxyeello weyn leh; masiibo; belo. 2. Qof aad u caqli badan oo iloodi ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daahiyad


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg