Daaji

Qaabnaxa: f.g/lg2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. (f.g) U muujin kalsooni iyo debecsanaan qof dhagar lala maagganyahay. Tus. “Dambiililhii mudda dheer waa la daajiyay dabadeese waa la qabtay”. 2. (f.lg) Xoolo meel daaq leh soofin. ld daaqsii.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daaji

wadaaji | wadaajin | barqi | daajin | daajis | daaqgee | daaqsii | daaqsiin | daaqsiis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg