daalib
(m.l)

1. Qof wax doonaya. 2. Qof wax baranaya.

daalib
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-bay, -btay)

Wax doonid ama raadin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daalib

daalibid [m.f.dh]
eeg daalib².

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg