Daandheero
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Cudur geela ku dhaca oo ka dhasha ilig si xad dhaaf ah u dheeraada oo uu neefku calaliska ku dhibtoodo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daandheero ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg