daarad
(m.dh) (-do, m.l)1. Qolka fadhiga ee guriga. 2. Barxadda guriga hortiisa ku taal.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daarad ↴
xadaarad [m.dh] (-do, m.l)
Heerka horumarka dhaqanka, dhaqaalaha, tegnoolajiyada iwm oo wada jira oo ummadi gaarto. ld xad-daarad.
xaddaarad [m.dh] (-do, m.l)
ld xadaarad.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg