Dabannashlee

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2 Isrogrogga: (-leeyay, -laysay)

D./ka d.: si dabadhilifnimo ah qof u dabajoogid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabannashlee

dabannashlayn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg