Dabar-haydarojiin
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-rro ..., m.dh)(kiim.) Dabar molikiyuuleed ka dhex samaysma molikiyuulo haydarojiintoodu u dabarantahay curiye elektaroonjiida shadiisu xooggantahay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabar-haydarojiin ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg